WARARKA

Dhegeyso Wasiirka Arimaha Dibada oo Sheegay In Ay Weli Cadaadis Kala Kulmayaan Dowlada Qaar Dhexdhexaadnimada Xukumada

Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dalalka qaarkood ay Colaadiyeen Soomaaliya, islamarkaana dowladda Soomaaliya ay si weyn ugu adkeysatay dhexdhexaadnimadda. Wasiirka...

Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Xudur oo Sheegay in 60 Caruur ah Alshabab ka Kaxeysatay Deegaanka Ceel Garas.

Gudoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin oo la hadley idaacada VOA ayaa sheegay in ku dhawad 60 caruur ah ay alshabab ka kaxeysatay deegaanka Ceel...

Mustaqbalka Koonfur Galbeed Masii Ahaan Doontaa Dowlada Goboleed Iskeed u Taagan?

Burburkii dowladadii dhexe kadib, sida aynu dhamaanteen ka wada dheregsannahay Soomaaliya waxaa soo maray dagaallo ay dad badan ku dhinteen, Dagaalladaas intooda badan waxaa...

Dhegeyso: Axmed Madoobe oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan ah Alshabab

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa kaga dhawaaqay Magaalada Dhoobley dagaal ka dhan ah dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan gobolka Jubbadda Dhexe. Madaxweynaha...

Dowlada Qadar oo Somaliya ugu Deeqday Baaburta Dagaalka

Dowladda Qatar ayaa ku wareejisay Wasaarradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya tiradii ugu badneyd gaadiidka dagaalka. Ilaa 68 gaadiidka gaashaaman ah ayeey dowladda Qatar ku wareejisay dowladda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img