Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Xudur oo Sheegay in 60 Caruur ah Alshabab ka Kaxeysatay Deegaanka Ceel Garas.

0
269

Gudoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin oo la hadley idaacada VOA ayaa sheegay in ku dhawad 60 caruur ah ay alshabab ka kaxeysatay deegaanka Ceel Garas ee gobolka bakool.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale carabka ku dhuftey in guud ahaan gobolka bakool intiisa badan ay ku jirto gacanta alshabab taasinana ay u fududeyneyso in falalka noocan oo kale ay mar walba ku kacaan kooxda alshabab.

Gudoomiyaha oo arintaasi ka hadlaya waxaa uu yiri.