daafeet.com
Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Xudur oo Sheegay in 60 Caruur ah Alshabab ka Kaxeysatay Deegaanka Ceel Garas.
Gudoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin oo la hadley idaacada VOA ayaa sheegay in ku dhawad 60 caruur ah ay alshabab ka kaxeysatay deegaanka Ceel Garas ee gobolka bakool. Gudoomiyaha ayaa sidoo k…