WARARKA

Alshabab oo xaley weeraray laba saldhig oo ay ciidamada atmis ku lahaayeen gobolka shabelaha hoose

Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya weeraro kala duwan oo ay xalay dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab ka fuliyeen saldhigyo ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa...

Qaramada midoobey oo 5 milyan ku bixisey daadadka uu geystey roobabka ka da’ay somaliya

Qaramada Midoobay (QM) ayaa ku deeqday lacag dhan 5 milyan oo dollarka Maraykanka ah si wax looga qabto roobabka daadad xooggan wata oo ka...

Reysulwasaare Xamsa oo shacabka jubaland ugu baaqay iney la dagaalamaan alshabab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ku booriyay shacabka Jubbaland in ay hubka qaataan si loo xoreeyo deegaannada ay gacanta ku hayaan kooxda...

Safiirka cusub ee somaliya u magacowdey dalka kenya oo ka hadley howlaha hor yaala

Jabriil Ibraahim Cabdulle oo uu dhawaan madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya,u magacaabay inuu noqdo safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya ayaa markii ugu...

Wasiirka arimaha guddaha oo sheegey in adeegyo cusub dalka laga hirgelin doono

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib-u-heshiisiinta Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa shalay daah-furay shirweynaha 2-aad ee guddiga qaran ee haggida dad dhigista iyo dhacdooyinka muhiimka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img