WARARKA

Ciidamada Dowlada iyo Alshabab oo Ku Dagaalamay Duleedka Magalada Jowhar

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in iska horimaad hubeysan ciidamada dowlada federalka iyo Al-Shabaab uu ku dhaxmaray deegaan dulleedka Koonfur...

Taliyeyaal Ciidan oo uu Maanta Madaxweynaha Magacaabay Magacaabay

Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Digreeto uu soo saaray ku Magacaabay Taliye kuxigeenka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed & Taliyaha Ciidamada lugta. Wareegtada...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Gaaray Magalada Kismaanyo

Daqiiqado ka hor waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo caga-dhigatay diyaarad ay la socdeen wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo...

Madaxweynaha oo Maanta Qudbad Ka Jeediyey Xaflada Furitaanka Golaha Shacabka

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka...

Diyaarad Lugaha u Furmi Waayeen oo Kusoo Degtay Garoonka Magalada Muqdisho

Hawlaha garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa la sheegay inay caadi kusoo noqonayaan kadib markii goor hore ay diyaarad ku degtay candhada dhabbaha diyaaradaha ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img