WARARKA

Dhowr Madaafiic oo Maanta Lagu Garaacay Xerada Xalane

War dheeri ah ayaa kasoo baxaya madaafiic dhaliyey khasaare nafeed oo maanta lagu weeraray xarunta Xalane ee Muqdisho ay ka degan yihiin ururada iyo...

Axmed Madoobe oo Maanta Lagu Caleema Saarayo Magalada Kismaanyo

Magaalada Kismaayo waxaa si toos ah waqtigan uga socta munaasabada caleemo saarka madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Hoolka ay munaasabada ka dhaceyso...

Wefdiuu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Kenya oo Gaaray Magalada Kismaanyo

Wafdi uu hogaaminaayo hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha Kismaayo, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha...

Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Farmaajo iyo Kheyre ku Eedeeyey Keligood Taliyaal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ee dowladii KMG aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in xilligaan xaaalada dalka ay qabaan walaac farabadan,sidaas daraadeedna caleema...

Xukuumada oo Mowjad Culus Kaga Furantey Magalada Kismaanyo

Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ku sugan xubnihii ugu badnaa oo kamid ah mucaaradka dowladda Federaalka, kuwaas oo ka qeyb-galaya xaflada Caleema...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img