WARARKA

Qaramada Midoobay oo Ka Hadashay Barakaca ay Keentay Cashuuraha Ay Alshabab Ka Aruuriyaan Dadka Beeraleyda

Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa walaac xoogan ka muujiyay canshuurta qasabka ah ee kooxda Al-Shabaab ka qaado dadka reer miyiga ee ku nool dhulka...

Madaxweynaha oo Maanta Ka Hadley Murugadii Qaraxii Zoobe oo ay Kasoo Wareegatey Laba Sanadood

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdllaahi Farmaajo ayaa ka hadlay laba sano kadib qarixii khasaaraha badan dhaliyey oo Maanta oo kale sanadkii 2017 ka dhacay Isgoyska...

Weerarada Alshahab Ay Ka Geystaan Degmada Jowhar oo Kor u Kacay

Al-Shabaab ayaa waxaa ay kordhiyeen labadii bilood ee la soo dhaafay weerarada ay ka fuliyaan deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe,weeradaas oo ay ku...

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya oo Cambaareeye Weerarkii Xalane

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, wuxuu cambaareeyay Hoobiyeyaashii maanta lagu qaaday xarumaha Qaramada Midoobay iyo...

Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo Xukumada Ugu Baaqay Wadahadal

Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa khudbadiii uu ka jeediyay munaasabaaddii caleema-saarka waxaa uu ku shaaciyey in maamul goboleedka Jubbaland ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img