Wararka aynu ka heleyno gobolka Bay ayaa sheegaya in isgaarsiintii aysan shaqaynayn iyadoo dhinaca kale ay jiraan dhaqdhaqaaqyo milatari oo ay ciidamo itoobiyaan ah...
Wararka laga helayo deegaano hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan millateriga Soomaaliya ay isaga baxeen...