WARARKA

Dowlada Kenya oo Jawaab Ka Bixisay Dacwadii Ay Somaliya u Gudbisay Hay’ada Maamulka Hawada

Saraakiil ka tirsan dowladda Kenya ayaa jawaab adag ka bixiyey dacwad ay dhowaan Soomaaliya u gudbisay hay’adda maamulka hawada ICAO ee Qaramada Midoobay. Sarkaakiishan oo...

Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka oo Sheegay In Malaayiin Dollar Ka Maqan Tahay Qasnada Dowlada

Xafiiska Hanti-dhowraha guud ee Soomaaliya ayaa soo saaray Warbixin sanadeedka ee baarista Hey’adaha maaliyadda dowladda, waxaa warbixinta ku xusan malaayiin dollar oo aan ilaa...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Furi Doona Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka

Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu furo Kal-fadhiga 6-aad ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kadib...

Dhegeyso: Madaxweyne Ku Xigeenka Jubaland oo Ka Digay Cadaadiska Xukuumada Ku Heyso Jubaland

Madaxweyne kuxigeenka Maamul goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in cadaadiska faraha badan oo Dowladda Soomaaliya ku heyso Maamulka...

Roob Ka Da’ay Magalada Muqdisho oo Hakiyey Isku Socodka Isku socodka Magalada

Roobka Deyrta ee saacadihii la soo dhaafay ka da’ay Magalada Muqdisho ayaa waxa uu sababay in wadooyin badan oo ku yaalla Magalada Muqdisho inay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img