WARARKA

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Fariin u Diray Shacabka Gobolka

Guddoomiyaha Gobolkan Banaadir ahna Duqa Magalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ka go’an tahay in uu sugo Amniga Caasimadda,...

Gudiga Doorashooyinka oo Kulamo Gooni Gooni ah La Yeelanaya Xildhibanada iyo Odayasha Dhaqanka

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa kulan xarrunta Villa Hargeysa waxa ay kula yeesheen Xildhibaanadda iyo Odayaasha...

Dowlada Federaalka o Sheegtey In Shatigii Duulimaadka ay Kala Laabatey Shirkada Jubba Airways

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtey in ay ruqsadii duulimaadyada dalka kala laabatay shirkadda duulimaadyada Jubba Airways oo lagu eedeeyay in shatigeeda ay ku...

Sheeko Hor Leh Wasaarada Arimaha Gudaha oo Soo Saartey Habraaca Doorashooyinka Jubaland

Wasaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed dheer ka soo saartay qorsheheeda ku aadan maamulka Jubbaland. Qoraalka wasaaraddda oo...

Xisbiga Himilo Qaran oo Dacwad Ka Gudbiyey Xukuumada Dhexe

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta shaaciyey inuu dacwad ka dhan ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img