Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay Ciidamo dhawaan sheegay in ay ka goosteen maamulka Jubbaland ayna ku biireen dowladda dhexe...
Ciidamada dowladda ayaa xaley howlgalo ay ka sameeyeen degmada afgooye kusoo qab qabqabtey dad u badnaa dhalinyaro kaddib dilkii shaley magalada loogu geystey guddoomiye...