Wafdigii madasha Xisbiyada Qaran ee maanta gaaray magaalada Beledweyne ayaa hoygiisa ku booqday Ugaas Xassan Ugaas Khaliif.
Wafdigan oo ay horkacayeen madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya...
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif & Xasan Sheekh & Xasan sheikh ayaa waxaa ay Maanta booqasho ku tageen Balaweyne, hayeeshee Xildhibaano ka tirsan...
Waxaa goor dhaweyd Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne ka soo digtay diyaarad ay la socdeen wafdi ay horkacayaan Madaxwenayaashii hore ee Soomaaliya...
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Prof Maxamed Cali Kalaay ayaa gelinkii hore ee saaka ku geeryooday magalada baydhaba.
Prof. Waxa uu Kamid Ahaa Aqoonyahanada Soomaaliyeed...