Dhegeyso: Maamulka Gobolka Hiiraan oo Ka Hadley Qaabka uu u socdo Gargaarka Fatahaada

0
43

Guddoomiye kuxigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in qeybinta deeqaha dadka loogu talo galay loo kala qeybiyey Saddex qeyb oo kala ah deeqo dhinaca Maamulka soo gaaray, kuwa shirkadaha Ganacsi laga helay iyo kuwo dhinaca Dowladda ka yimid.