WARARKA

Maxaa Ka jira Wararka Sheegaya In Agaasime Ku Xigeenka Wasarada Caafimaadka Xabsiga Loo Taxaabay

Warar laga helayo magalada muqdisho ayaa sheegaya in Agaasimihii Waaxda Maaliyadda ee Wasaaradda Caafimaadka Maxamuud Maxamed Buulle ay Ciidamada Booliska ka xireen gurigiisa. Ilo wareedyo...

Hay’ada UNFPA oo Cambaareysay Kufsigii Gabdhaha Dada Yar Loogu Geystey Degmada Afgooye

Hay’adda UNFPA oo ka mid ah hay’adaha caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareysay fal kufsi arxan darro ahaa oo todobaadkii la soo dhaafay...

Dowlada oo 6 Casho Kadib Ka Hadley Caruurtii Lagu Kufsadey Degmada Afgooye

Dowlada federalka somaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadley dhacdo naxdin leh oo ka dhacday degmada agooyemudo haatan laga joogo 5 maalmood, Wasiirka Warfaafinta...

Dhegeyso Nabadon Abuukar oo Ka Hadlaya Isbaarooleey Dad Shacab ah Ku Xasuuqay Degmada Walaweyn

Wararka ka imaanaya Degmadda Walaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in halkaas lagu gowracay ku dhawaad 10-ruux oo shacab ahaa. Nabadoon Abuukar Maamow...

Faahfaahin Dheeri ah oo aan Ka Heley Dagaalka Degmada Walaweyn

Faahfaahin dheeri ah oo aynu ka heleyno degmada walaweyn ayaa sheegaya in dagaalkani uu geystey qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Warar aynu ka helnay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img