
Wararka ka imaanaya Degmadda Walaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in halkaas lagu gowracay ku dhawaad 10-ruux oo shacab ahaa.
Nabadoon Abuukar Maamow Cabdiyow (Agoon), oo kamid ah waxgaradka Degmadda Walanweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in dad ku dhow 10-ruux lagu gowracay Deegaano hoos yimaada Degmadda Walanweyn.