WARARKA

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Ka Hadley Kufsigii Caruurta Loogu Geystey Degmada Afgooye Iyo Balambal

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa ka hadlay falalkii kufsiga ahaa ee labada gabdhood ee aadka u da’da yaraa loogu geystay...

Cabdulkhadir Shariif Sheekhuna oo Loo Magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasarada Ganacsiga

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyihii hore ee baarlamanka Koonfur Gaalbeed Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye u magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga iyo...

Axmed Ducaale Xaaf oo Maanta La Kulmay Madaxweynaha Mamulka Galmudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa markii ugu horeysay la kulmay madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, oo horey...

Duqeymo Laga Fuliyey Tuulooyin Hoostaga Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabelaha Hoose

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan weerar cirka ah oo xalay diyaarad dagaal ay ka fulisay gobolka Sh/Hoose. Duqeynta oo aheyd...

Safarada Mareykanka oo Ka Hortimid Eedeyntii Nisa Ay Ku Heysatey Suxufi Haaruun Macruuf

Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa difaacday suxufiga caanka ah ee Haaruuf Macruuf kadib markii dhawaan hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Soomaaliya ee NISA ugu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img