WARARKA

Baarlamaanka labada gole oo maanta ka shiraya wax ka bedelka dastuurka

Mudanayaasha labada Gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa iney maanta kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, kaasoo si weyn...

Itoobiya oo ka hortimid dhaleeceynta beesha caalamka ee ku aadan heshiiska ay la gashey somaliland

Iyada oo ay sii xoogaysanayso xiisadda Geeska Afrika, Itoobiya waxay dhaleecaysay falcelinta beesha caalamka ee ku aaddan heshiiskii is-afgaradka (MoU) ee ay dhawaan la...

Madaxweynaha oo sheegey ineysan jirin wax dagaal ah oo ay somaliya dooneyso iney la gasho itoobiya

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud oo wareysi uu siiyey Al-Carabiya iyo Al-xadath, ayaa sheegay in Soomaaliya aysan ku talo jirin inay dagaal la...

Xoghayaha guud ee qaramada midoobey oo ku baaqey somaliya iyo itoobiya in murankooda lagu dhameeyo wadahadal

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku booriyay Addis Ababa iyo Muqdisho inay furaan wada hadal ay ku xalinayaan murankooda ku saabsan...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta kulan la qaatey madaxweynaha dalka masar

Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah El-Sisi ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayga oo ka wada hadleen sidii loo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img