WARARKA

Gudoomiyaha cusub ee degmada walaweyn oo maanta markii ugu horeysay kulan la qaatey odayaasha dhaqanka

Warar eynu ka heleyno degmada walaweyn ayaa sheegaya in gudoomiyaha cusub ee degmada walaweyn Idiris maxamed nuur uu maanta markii ugu horey uu kulan...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaarey magalada garoowe

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa goor dhowayd gaaray magaalada Garowe, si uu uga qeyb galo xadladda caleemo saarka madaxweyne Deni oo...

Baarlamaanka labada gole oo ansixiyey sharciga wax ka bedelka dastuurka

Labada Gole ee baarlamaankam Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah meel mariyey habraaca wax ka beddelka Dastuurka. 180 Xildhibaan oo ka kooban labada aqal...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo beeniyey inuu masar weydiistey iney ciidamo usoo dirto somaliya

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh ayaa iska fogeeyay inuu madaxweynaha Masar kala xaajooday arrimo militari iyo in Masar ay ciidamo usoo dirto Soomaaliya si ay...

Alshabaab oo weerar kusoo qaaday deegaanka caad ee gobolka mudug

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ku bilaawday qarax Ismiidaamin ah oo kooxda Al-shabaab ay ku qadaay deegaanka Caad ee gobolka Mudug. Ururka Al-shabaab...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img