WARARKA

Madasha Xisbiyada Qaran oo Soo Dhaweeyey Kulanka Ka Dhici Doona Dhuusamareeb

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeyay Shirka maamul goboleedyada ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Madasha ayaa sheegtay inay ka xun yihiin baaqashada...

Aqriso Warmutiyeed Kasoo Baxay Kulan ay Isugu Yimaadeen Madaxda Maamul Goboleedyada

War murtiyeed kooban ayaa lagasoo saaray shirkii dhexmaray madaxweynayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya, kaasoo looga hadlayay arimaha doorashada Soomaaliya. Qodobada lagasoo saaray waxaa kamid ah in...

Gudoomiyaha Degmada Walaweyn oo Shaqadiisa Dib Loogu Fasaxay Kadib Kolkii La Ogaaday Inuu Xaq Ku Taagan Yahay

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa dib shaqadiisa ugu fasaxay Guddoomiyaha Degmada Wanla-weyn...

Maamulka Hirshabeele oo Ka Tacsiyadeeyey Xildhibaan Ay Dileen Alshabab

Guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay dilka Xildhibaan Maxamed Maxamuud Siyaad Xuurshow oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle, kaas oo...

Diyaarad Shil Ku Gashay Garoonka Magalada Baardheere ee Gobolka Gedo

Diyaarad laga leeyahay wadanka Kenya ayaa maanta shil ku gashay garoonka diyaaradaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Maamulka gobolka Gedo oo la hadlay warbaahinta ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img