WARARKA

Duulimaadyada Garoonka Adan Cade ee Magalada Muqdisho oo Maanta Dib Loo Furey

ku dhawaad 4 bilood oo ay xirnaayeen duulimaadyada gudaha dalka ayaa saakay si rasmi ah dib loogu furay ka dib saameyntii cudurka safmarka...

Kulankii Dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo Dib u Dhac Ku Yimid

Shirkii dowladda federalka iyo maamul goboleedyada oo qorshuhu ahaa inuu maanta magaalada Muqdisho ka furmo ayaa baaqday. Shirkan ayuu qorshuhu ahaa in loogaga hadlo arrimaha...

Qarax Khasaaro Geytey oo Maanta Ka Dhacay Duleedka Magalada Baydhaba

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegaya in duleedka magalada baydhabo uu maanta ka dhacay qarax sababey Khasaaroisugu jira dhimasho iyo...

Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida Qeybta 27naad oo 3 Askari Xukuno Kala Duwan Ku Ridey

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sidda qeybta 27-aad ayaa xukuno kala duwan ku riday Askar ka tirsanaa Ciidanka xoogga dalka oo sameeyay falal ka baxsan Sharciga. Dable...

Hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Shaqadii Ka Eryey Wasiirkii Afka Maxaaga Kadib Kolkii Cod Sir ah Laga Heley

Hogaamiyaha Mamulka Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Xilkaqadis ku sameyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada Ugaas Xasan Cabdi Maxamed. Wasiirka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img