WARARKA

Masuuliyiinta Maamul Goboleedyada oo Dhamantood Wada Gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynayaasha maamullada Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamul goboleedka Galmudug, si ay uga qeybgalaan shirka magaaladaasi. Madaxweynaha Galmudug...

Waare oo Gaarey Magalada Dhuusamareeb

Madaxweynaha Maamul Goboledka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo diyaarad Helicopter ay leedahay Qaramada Midoobay ka qaaday Magaalada Beledweyne ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga ayaa waxaa...

Dhegeyso: Maxkamada Ciidamada Qalabka-sida oo Xukun Ku Ridey Askari Odey Si Gardaro ah u Diley

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Isgoyska Ceel-gaabta ee Muqdisho...

Akhriso: Aqalka Sare oo Ka Horyimid Qaar Ka Mid ah Xeerka Sharciga Doorashooyinka Qaranka

Warqad kasoo baxday Aqalka Sare oo uu ku saxiixan yahay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay afarta...

Xafiiska Qaramada Midobey ee Somaliya oo Soo Dhaweyey Kulanka Madaxda Maamul Goboleedyada ee ka Dahacaya Dhuusamareeb

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa bayaan kooban uu soo saaray kusoo dhoweeyay kulanka qorsheysan ee Madaxda dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img