WARARKA

Alshabab oo Weeraray Saldhig Ay Degenaayeen Ciidamada Dowlada oo Ku Taala Magalada Garbaharey

Al-shabaab ayaa waxay xalay weerar ku qaadeen saldhig ay deganaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya oo ku yaalla magaalada Garbaharey ee Gobolka Gedo, waxayna iska cabin...

Baarlamaanka oo Maanta Diidey In La Marsiyo Akhrinta Koowaad Hindise Sharciyeedka Dembiyada La Xiriira Galmada

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka furmay mid kamid ah kulamadii Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo kulanka uu shir Guddoominayo...

Dowlada Mareykanka oo Muwaadiyiintooda uga Digay Inay u Safraan Somaliya iyo Kenya

Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay digniin hor leh oo muwaadiniinteeda ay uga mamnuuceyso inay u safraan Soomaaliya iyo Kenya. War kooban oo ka soo baxay...

Qarax Ismiidaamin ah oo Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa lagu weeraray xero ay degan yihiin Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutadda 12 ka April oo...

Nin Dadkiisa Daryeeli Waayey oo Loogu Yeerey In uu Dad Kale La Hadlo

Hogaamiyaha maamulka konfur galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maalintii shaley waxaa uu ka qeyb galey shir weynahii beesha mudulood ay maalmahan ku lahaayeen magalada muqdisho...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img