Dagaalyahanada katirsan Al Shabaab ayaa waxay maanta la wareegey gacan ku heynta Deegaanka Goof guduud Buureey Ee Gobolka Bay kaasoo ay iskaga bexeen ciidamadii...
Guddoomiyaha Golaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa codsaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo been abuuris lagu sameeyay Habraaca...