WARARKA

Alshabab oo Maanta Weerarey Saldhiga Boliiska ee Degmada Jalalaqsi

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen saldhiga Booliska degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan & Hoyga guddoomiyaha degmadaas, waxaana weerarkaasi...

Dagaal ka Dhacay Duleedka Degmada Baraawe

Wararka aynu ka heleyno degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in uu halkaas dagaal ku dhex maray ciidamada AMISOM iyo Alshabaab, labada...

Degmada Afgooye oo Loo Magacaabay Gudoomiye Cusub

Degmada Afgooye ayaa maanta xilka laga qaaday gudoomiyihii hore ee degmada Ibraahin Cumar Qaasin iyada oo isla maata lagu bedeley Aweys Cabdullahi Cumar. Xilka qaadistan...

Dowlada Kenya oo Hanjabaad u Dirtey Dowlada Somaliya

Dowladda Kenya ayaa qoraal diginin iyo hanjabaad ah usoo dirtay dowladda federaalka Soomaaliya, sida uu shaaciyey wargeyska African Intelligence. Wargeyska ayaa sheegay in 2-dii October...

Maleeshiyaadkii Kasoo Jeeday Hirshabeele oo Si Qasab ah Kusii Daayey Gaarigii Ay Qafaasheen Reer Walaweyn

Maleeshiyaad kasoo jeeda Maamulka HIrshabeele ayaa maalintii shaley gaari laga leedayahay degmada walweyn ku qafaashay meel ka baxsan magalada gaarigaas oo ahaa gawaarida dhagxaanta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img