WARARKA

Degmada Walaweyn Beelaha Gaaljecel iyo Hubeer oo Kala Qafaashey Baabuuro

Warar aynu ka heleyno degmada walaweyn ayaa sheegaya in shaley gelinkii dambe gaari kuwa dhagxaanta qaada oo uu leeyahay ganacsato hubeer ah oo dhagax...

Ciidamada Ku Sugnaa Degmada Afgooye oo Qarax Lala Beegsaday

Wararka aynu ka heleyno degmada afgooye ee gobolka shabelaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka dhacay qarax geystey qaraaso kala duwan. Qaraxani ayaa...

Dab Xaley Ka Kacay Suuqa Degmada Walaweyn

Dab aad u xoogan oo geystey qaraaso khasaaro hantiyadeed ayaa waxaa uu ka kacay Kaalin Shidaalka lagu iibiyo oo ku taalla Suuqa Hoose ee...

Waa Maxay Xiriirka 3 Geesoodka ah ee Ka Dhexeeya Dowlada, NISA iyo Qadar

Dowlada Qadar ayaa waxaa markii ugu horeysay la shaaciyay inay ku dhex milantay siyaasada dalka Soomaaliya oo markeedii horaba ismaandhaaf gaaray gacan ka hadal...

Xisbiga Wadajir oo Dhaliilay Howlaha Maamul u Dhisida Hirshabeele

Xisbiga Wadajir oo kamid ah Xisbiyadda Siyaasadeed ee dalka kajira, hoggaamiyahana ka yahay C/raxmaan Cabdi Sahkuur ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray hawlaha maamul u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img