WARARKA

Wax aan Horey Loo Arag Wasaarada Shaqada oo Amartey In NISA ay Baarto Shaqaalaha Dowlada

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa amartay in hay’adda nabad sugida ay hubin amni ku sameyso dhammaan shaqaalaha dowladda. Tallaabadaan oo ah mid aan...

Wasiirka Wasarada Maaliyada oo Aalada Zoomka Kula Shirey Wasiirada Maaliyada Maamul Goboleedyada

Sii hayaha wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale (Bayle) ayaa maanta kulan gaar la yeeshay wasiirada maamul goboleedyada ee ka...

Ciidamada Dowlada oo Howlgalo Ka Fuliyey Tuulooyin Hoos taga Deegaanka Bariire

Cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab maanta ka fuliyay Tuulooyin Hoostaga Bariire. Ciidammadan ayaa ka ruqaansaday deegaanka Bariire ee...

Inaalilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Golaha odayaasha dhaqanka koonfur galbeed waxaa ay halkan Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Alaha u naxariistee Malaaq Isaaq...

Kulan Looga Hadlaayo Kobcinta Iyo Turxaan Bixinta Afka Maxaaga oo Maanta Ka furmey Magalada Muqdisho

Sii haya Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu maanta xarunta Akademiyada Cilmiga Fanka iyo Suugaanta ka daahfurey kulan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img