WARARKA

Madaxweynaha Dalka Somaliya iyo Eritrea oo Heshiis Wada Gaaray

Madaxweynayaasha Dowlada Fedeaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki, ayaa wadahadal dhan walba taabanaya ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada. Labada Masuul ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo Booqasho aan Hore Loo Shaacin Ku Tegay Dalka Eritrea

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Mohammed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa booqasho ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea subaxnimadii maanta. Madaxweyne Farmaajo ayaa halkaas ku tagay booqasho...

Reysulwasaare Rooble oo Amar Kusoo Rogey Golaha Wasiirada

Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray golaha wasiiradda ee xilka sii haya in tallaabo kasta oo ay qaadayaan lasoo wadaagaan...

Maamulka Puntland oo Xukuumada Ku Eedeeyey Sicir Bararka Sarifka Lacagaha

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cabdi Qowdhan ayaa sheegay in degaanada Puntland loo soo raray lacagaha shillinka Soomaaliga, taasina ay u keentay...

Madaxwene Farmaajo oo Gaaray Magalada Jubba ee Dalka Koonfurta Suudaan

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Suudaan ayaa gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img