WARARKA

Ciidamada boliiska oo howlgalo ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada hodon

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay howlgallo ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir oo ay ka...

Dhegeyso Waare oo sheegay in siyaasada dalka aan lagu caburin karin xoog

Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligaan dalka iyo shirarka arrimaha doorashooyinka ee dhowr jeer dib...

Beesha caalamka oo ka hadashey kulankii hordhaca ahaa oo ay yeesheen madaxda dowlada iyo qaar ka tirsan maamul goboledyada

Iyadoo maalintii shalay uu fashilmay shir la doonayay in uu si rasmi ah uga furmo teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho kaa oo qorshuhu ahaa...

Axmed Madoobe iyo Deni oo shuruudo cusub ku xiray ka qeyb galka Shirka Afisyooni

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Jubbaland ayaa shuruudo ku xiray ka qeyb galka Shirka Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada ee Maanta ka furmaya...

Kulan xerada afisiyooni uga furmey madaxweynaha iyo maamul goboleedyada raacsan

Waxaa goor dhaw teendhada Afsiyooni ee magaalada Muqdisho ka furmay shir gaar ah oo looga hadli doono arimaha doorashooyinka dalka, shirkaas oo uu ciclaamiyey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img