WARARKA

Wakiilka gaarka ah ee amisom oo sheegay in madaxda dalka kala hadley sugida amniga xarunta shirka lagu qaban doono

Wakiilka gaarka ah ee midowga Africa AMISOM Ambassador Francisco Madeira qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu madaxdan kala hadlay amniga guud ee...

Safiirka mareykanka oo ugu baaqay masuliyiinta maamul goboleedyada inay muqdisho sii joogaa ilaa go,aan laga gaaro

Dowladda Maraykanka ayaa madaxweynayaasha dowlad goboleedyada u sheegtay in ay Muqdisho sii joogaan illaa laga gaarayo heshiis siyaasadeed oo arrimaha doorashada ku saabsan. Safaaradda Maraykanka...

Madaxweynaha maamulka puntland oo sheegay inaysan u muuqan sabab uu uga qeyb galo shirka berito furmaya

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in aysan muuqan sabab uu uga qeyb galo shirka wadatashiga ee madaxweyne Farmaajo ku casuumay madaxda dowlad...

Madaxweynaha maamulka hirshabeele oo kulan la qaatey Jemes Swan

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo howlo shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ayaa maanta Hoyga uu degan yahay ku qaabilay...

DFS oo War cusub kasoo saartay walaaca laga muujiyay Tallaalka COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ee xil-gaarsiinta ayaa War kasoo saartay tallaalka OXFORD/ASTRAZENECA ee looga hortego Cudurka halista ah ee COVID-19 ee dhawaan la keenay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img