WARARKA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Goordhow soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoona siweyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Lafta-gareen oo maalmihii...

Madasha badbaado qaran oo qoraal dheer u direy xubnaha beesha caalamka

Madasha Badbaado Qaran oo dhawaan loogu dhawaaqay magaalada Muqdisho ayaa qoraal lagu daabacay luuqata English oo ka dhan ah madaxweyne Farmaajo waxaa ay u...

Jubbaland oo War kasoo saartay Ciidanka cusub ee la geeyay Gedo, Digniina dirtay

Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa War kasoo saartay Ciidamo, Hub iyo gaadiid dagaal oo shalay dowladda Federaaka Soomaaliya ka dejisay degmada Doolow ee Gobolka Gedo...

Madaxweynaha oo mar kale shir ugu baaqay masuuliyiinta maamul goboleedyada iyo gobolka banaadir

Madaxweynaha muddo xileedkiiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa baaq cusub soo saaray, isagoo shir ugu baaqay madaxda maamul Goboleedyada iyo Gobolka Bannaadir. Baaqan ayaa soo...

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo qoraal kasoo saaray saldhiga boliiska airporka adan cade

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Genaral Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa saldhigga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde hoos gooyey taliska qeybta guud ee gobolka Banaadir, kaasoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img