WARARKA

Taliyaha ciidanka boliiska gobolka banaadir oo is hortaag ku sameeyey kulankii baarlamaanku maanta lahaa

Taliyaha ciiddanka bilayska gobolka Banaadir, Saadiq Joon ayaa joojiyay kulankii ay maanta yeelan lahaayeen barlamaanka Soomaaliya oo ka doodi lahaa arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Taliyaha ciiddanka...

Ciidamo gadoodsan oo la wareegay Kantaroolada Magaalada Gaalkacyo

Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Galmudug...

Maxaa ka jira in Somaliland ay lacag ka qaado Ehelada dadka u dhinta COVID-19?

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa waxaa dhawaan lagu eedeeyay inay ay lacag badan ka qaado qoysaska dadka deegaanada Somaliland ugu geeriyooda Cudurka halista ah ee...

Ururada beesha caalamka oo sheegay inay ixtiraamayaan madaxbananida somaliya

Qoraal ay wadajir u soo saareen Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, IGAD iyo Midowga Africa ayaa lagu sheegay in ay muhiim tahay in la xaq...

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay magalada baydhaba

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi goordhaw uu ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo aad u xoogan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img