Hay’adda arrimaha Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobey ee UNHCR ayaa oggolaatay in ilaa 100,000 oo Qaxooti ku nool Dhadhaab iyo Kaakumo dib loo dejiyo...
Qoraalkan oo loo dirtay Golaha Amaanka Qarramada Midoobey ayey dowladda Soomaaliya uga digtay in faragalin toos ah caalamku ku yeeshaan arrimaha gudaha Soomaaliya gaar...
Kaddib markii ay dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday in uu fashilmay shirkii toddobadyadii ugu danbeeyay ka soconayay teendhada Afisiyooni ee wadatsihiga heerka Qaran ee doorashooynka...
Taliska ciidanka xoogga dalka qeybtiisa degaanada Galmudug ayaa xaqiijiyay in Shabaab ay ka baxeen degaano ku yaalla gobolka Galgaduud oo ciidanka xoogga ay kaabiga...