WARARKA

Wasiirada haweenka dowlada federaalka oo eedeyn usoo jeedisay lafta gareen

Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha ee xukuumada federaalka Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim “Xaabsade , ayaa ku eedeysay ciidanka nabad sugidda maamulka Koonfur Galbeed...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo xafiirkiisa kula kulmey safiirka dalka sweden

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee Sweden u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Per...

Bangiga aduunka oo warbixin kasoo saaray dhaqalaha somaliya

Dhaqaalaha Soomaaliya wuxuu dib uga soo kabanayaa “caqabado saddex-geesood ah” oo dalka ku habsatay sannadkii 2020, kuwaas oo kala ah; masiibada xannuunka COVID-19, fatahaad...

Doorashada xildhibaanada aqalka sare oo maanta mar kale ka dhici doonta jowhar

Xildhibaannada Golaha Wakiilada Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxaa ay yeelan doonaan kulan lagu dooranayo Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare. Xalay...

Qaramada midoobey oo cambaareysay qaraxii shaley ka dhacay degmada wadajir

Qoraal ay soo saartay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Marwo Aamina Jane Maxamed ayey ku cambaareysay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay talaadadii ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img