WARARKA

Ahlusuna iyo maalmulka galmudug oo ku dagaalamay deegaanka bohol

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu sunna Waljameeca oo saacadahii lasoo dhaafay ku dhexmaray deegaanka Bohol...

Maamulka Somaliland oo u hajnabey qaar ka mid ah ergadii dooratey xildhibanada aqalka sare

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay ogtahay ergadii wajiga duubtay ee ka qayb galay doorashada aqalka...

Prof Jawaari oo ka hadley doorashooyinka golaha shacabka

Guddoomiyihii hore golaha shacabka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo khudbad ka jeediyey munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda dalka,...

Reysulwasaare Rooble oo sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in ay soo idlaatey doorashadii aqalka sare ee G waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeey Shanta kursi ee Xildhibaannada Aqalka Sare, kuwaas oo Maanta lagu doortay Xerada Afisiyooni ee...

Doorashada aqalka sare ee gobolada waqooyi oo maanta lasoo gabagabeeyey

Waxaa goordhaw si rasmi ah usoo gabagaboowday doorashada shan kursi oo ka harsaneyd kuraasta Aqalka sare ee gobolada Waqooyi ee Somaliland ku matalaya Baarlamaanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img