WARARKA

Safiirka ingiriiska oo kulan la qaatey qaar ka tirsan gudiga dxalinta khilaafaadka

Danjijaha Midowga Boqortooyada Ingiriiska Marwo Kate Foster ayaa Xafiiska Safaarada Dalka Ingiriiska ee Muqdisho kulan kula qaadatay Gudoomiye Ku-xigeenka Gudiga Xallinta Khilaafaadka Maxamed Ibraahin...

Midowga musharixiinta oo sheegay inay qaban doonaan shir weyne looga hadli doono xaalada dalka

Golaha midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in ay qabanaayan shirwayne kulminaya waxgaradka Soomaaliyeed oo looga hadlayo badbaadada dalka sida ay ku sheegeen qoraal rasmi ah...

Suxufiyiinta ka howlgala deeganada maamulka hirshabele oo lagu amrey iney is diiiwaan geliyaan

Wasaaradda Warfaafinta Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa ku wargelisay dhamaan Warbaahinta iyo Ururada Saxaafadeed ee ka howlgalla degaannada Maamulkaas inay is soo diiwaan galiyaan. Qoraal kasoo...

Wasiirka diinta iyo awqaafta oo sheegay in lacag baad ah lagu qaado jidgooyada yaala isgoysyada magalada muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa sheegay iney soo gaartay cabasho la xariirta ciidamada dowladda, kuwa ka howlgala...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka sameeyey deegaano ka tirsan gobolka shabelaha hoose

Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka fuliyeen tuulooyinka Gambaarey iyo Da’waalle ee gobolka Shabeellaha hoose waxa ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img