WARARKA

Qaramada midoobey oo sheegtey in lagu deg degey xeritaanka terminaalka Movcom ee garoonka aadan cade

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay amarkii dowladda Soomaaliya ay ku xirtay terminaalka MOVCON ee garoonka Aadan Cadde inuu ahaa go’aan lagu degdegay oo lama filaan...

Madaxweyne farmaajo oo sheegey in Reysulwasaare Rooble ku guul dareystey hogaaminta doorashooyinka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay shir wadatashi oo lagu saxayo jihaynta doorashooyinka dalka, kadib markii uu ku eedeeyay raysal wasaare Rooble...

Siyaasiyiin kasoo jeeda puntland oo gaar magalada garowe si ay xal uga gaaraan khilaafka u dhexeeya maamulka iyo hay’ada PSF

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo madaxweynayaashii hore ee Puntand oo ay wehliyaan siyaasiyiin iyo Isimo ayaa gaaray magaalada Garowe, si ay...

Dani oo sheegay inuu soo dhaweyn doono wada kasta oo lagu xalin karo colaada ka taagan magalada boosaaso

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu diyaar u yahay xal nabadeed oo nuuc kasta ah iyo heshiis walba oo laga gaaro...

Gudiga doorashooyinka mamulka jubaland oo shaaciyey jedwalka doorashada 6 ka mid ah kuraasta golaha shacabka

Guddiga doorashada Jubaland ayaa maanta shaaciyey jadwalka doorashada 6 ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee laga soo dooranayo maamulkaas. Lixdan kursi ayaa ka mid...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img