WARARKA

Reysulwasaaraha oo sheegay in xaalada adag ee uu dalku ku jiro looga gudbi karo doorasho lawada ogal yahay

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee uu dalka ku jiro in looga samata bixi karo doorasho...

Madaxwenaha dowlada federaalka oo xaley kulan la qaatey madaxda lamaha amniga gobolka banaadir

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo Nabad Sugidda, Guddoomiyeyaasha iyo...

Maamulka puntland oo war kasoo saarey dagaalka ka socda magalada bosaaso

Madaxtooyada Puntland ayaa qoraal kasoo saartay dagaalka ka socda Magalada Boosaaso, iyaga oo ku eedeeyay in Agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF in uu...

Alshabab oo xaley diley Gudoomiyihii maxkamada degmada buurhakaba

Weerar ka dhacay degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa lala beegsaday guddoomiyihii Maxkamadda degmadaas Sheekh Manuur Sheekh Yuusuf. Warar lagu...

Magalada boosaaso oo xaley eheyd xero dagaal

Xabbad joojintii ay ballanqaadeen labada dhinac ee ku dagaalamayay magaalada Boosaaso, ayaa dhaqan gali weyday kadib markii xalay mar kale uu dagaal xooggan halkaas...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img