WARARKA

Ciidamada boliiiska oo kala eryey dad iskugu soo baxay banaan bax lagu taageero reysulwasaaraha

Dad is abaabulay ayaa Maanta waxaa ay dibadbax ka dhigeen meelo kamid ah Xaafada Seybiyaano ee degmada Hodan, kaas oo ay sheegeen inay kaga...

Hay’ada Nisa oo jawaab aan sax eheyn ka bixisey xaalada guud ee mukhtaar roobow

Taliska ku meel gaarka ee hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa suaashii la weydiiyey si ka duwan uga soo jawaab celiyey, warbixin la...

Doorashada lix ka mid ah kuraaasta golaha shacabka oo maanta lagu qabtey magalada kismaanyo

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka socota doorashada lix kursi oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ee ka imaanaya...

Wasiirka gaashaandhiga oo fariin adag u direy ciidamada qalabka sida

Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya faray in ay ilaaliyaan dhex dhexaadnimadooda sida ku cad...

Wasiirka amniga oo hay’ada nisa u qabatey muda 48 saacadood iney kusoo gudbiyaan warbixinta ku saabsan xariga mukhtaar roobow

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa faray taliyaha kumeel gaarka ah ee hay'adda NISA inuu muddo 48 saac gudahooda kuso...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img