WARARKA

Wasiirka gaashaandhiga oo generaal odawaa ka dalbadey inuu u yeero 5 sarkaal

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa ka dalbaday Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage in loo yeero ilaa shan...

Golaha wadatashiga oo loogu baaqey in doorashada ay noqoto mid lagu kalsoon yahay

Beesha Caalamka ayaa ugu baaqay Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya in ay xaqiijiyaan in doorashada dalka ka socota ay noqoto mid lagu kalsoonaan karo...

Xukuumada oo dhaqaale loogu tala galay abaaraha ku wareejisay maamul goboleedyada

Guddigii Gurmadka Abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bilaabay qeybinta qoondadii lacageed ee Dowladdu ugu talo gashay gurmadka abaaraha. Guddiga...

Golaha midowga musharixiin oo dalab u gudbiyey golaha wadatashiga qaranka

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dalabyo ku aadan doorashooyinka dalka u gudbiyay Golaha Wadatashiga Qaranka oo shir ay uga arinsanayaan uga socdo magaalada...

Wakiilada beesha caalamka oo maanta kulan la qaatey golaha wadatashiga qaranka

Xubnaha golaha wadatashiga qaran oo ka kooban ra’iisul wasaaraha, madax goboleedyada dalka iyo duqa Muqdisho ayaa maanta kulan la yeeshay wakiilada beesha caalamka oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img