WARARKA

Gudoomiyaha xisbiga wadajir oo loo doortey xildhibaan

C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa ku guuleystay Kursiga Xildhibaan ee Golaha Shacabka ee tirsigiisu yahay Hop#138 kadib markii ay u tanaasushay Naciimo Xuseen Cali...

Afhayeenka ciidamada boliiska oo ka hadley sababta Muudeey loogu diidey in uu u dhoofo magalada baraawe

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin guud ka bixiyay sababtii Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey loogu...

Taliska ciidanka boliiska magalada dhuusamareeb oo ka hadley ciidamo halkaasi ku dagaalamay

Kadib dagaal la sheegay in Magaalada Dhuusamareeb uu ku dhexmaray Ciidamo kala taabacsan Siyaasiga Cabsiraxmaan Cabdishakuur & Cabdullaahi Kulane oo kamid ah Saraakiisha oo...

Alshabab oo sheegtey in qarax miino ah ey ku dishey ciidamo ka tirsan dalka kenya

Wararka ka imaanaya deegaanka Lamu ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in halkaasi qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah oo meelaha fogfog...

Gudiga doorashooyinka maamulka hirshabeele oo shaaciyey doorashada 13 kursi

Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska 13 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img