WARARKA

Madaxamed Cabdullahi Farmaajo oo dhowr qodob kaga hadley xafladii xil wareejinta

Xafladda xil wareejinta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo isagoo ka hadlaya waxaa sheegey inuu Madaxweynaha la doortey ku wareejiyey ciidamo 5000 ah oo ku...

Ex Senator Xuseen ooo la filaayo in loo magacaabo agasimaha madaxtooyada

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu magacaabo agaasimaha madaxtooyada marka uu maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska...

Madaxweyne Xasan Shekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegey sheegeyna inuu soo celin doono ciidankii loo qaadey eritrea

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay inay ka shaqeyn doonaan sidii ciidamadii Eritrea la geeyay dalka sida uga dhakhsiyaha badan dalka dib...

Reysulwasaare Rooble oo amar culus dul dhigey wasiirka arimaha dibada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku wargeliyay Wasiirka Arrimaha dibadda in laga bilaabo 1 Janaayo 2022 shaqaalaha dowladda ee la bedelay ama...

Ciidamo ka tirsan atmis oo tababar loogu soo gabagabeeyey magalada muqdisho

32-askari oo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan sirdoonka, dabagalka iyo sahanka loogu soo gaba...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img