WARARKA

Dhalinyaro si Weyn looga Yaqaano Magaalada Baydhabo oo Xabsi lagu Guray

Waxaa Galabnimadii shalay loo taxaabay Xabsiga Magaalda Baaydhabo Dhalinyaradii ugu Firfircooneyd oo si weyna looga Yaqaano dhamaan Gobolka Baay gaar ahaan Magaalada Baydhabo Janaay. Dhalinyada...

War deg deg ah: Dagaal Xoogan oo ka Dhex Qarxay Maamulada Somaliland iyo Khaatumo

Dagaal u dhaxeeyo ciidamada maamulka Soomaaliland iyo waliba ciidamada maamulka Khaatumo ayaa wuxuu ka socdaa degmada Xudun ee gobalka Sool. Dagaalkaan ayaa wuxuu ka danbeeyay...

Wafdi ka Socday Urur Goboleedka IGAD oo Gaaray Magaalada Kismaayo

Wafdi ka socday urur goboleedka IGAD ayaa shalay gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, halkaas oo uu kulan kula qaatay maamulka KMG...

Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Soomaaliya oo Kulan la Yeelatay Madaxda Dalka Kenya

Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ah wasiirrka arrimaha dibada ahna ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya oo booqasho ku joogta magaalada Nariobi ee dalka Kenya...

Dad Rayid ah oo Xalay lagu Dilay Magaalada Beledweyne

Rag hubeysan ayaa xalay ku toogtay magaalad Baladweyne ee xarunta gobollka Hiiraan sadax ruux oo ka mid ahaa ganacsatada magaalada, xili ay ku sii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img