WARARKA

Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Xaaji oo sheegey in Itobiya iyo Somalia iska kashan doonaan Dhaqaalaha iyo Amniga

Dowladaha Soomaaliya iyo Dowlada Ethiopia ayaa isku af-gartay inay yeeshaan iskaashi la xiriira amniga iyo dhaqaalaha. Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud (Fiqi)...

Ciidamada Amisom iyo kuwa Alshabab oo ku dagaalamey deegaano ka tirsan gobolka Shabelaha Hoose

Dagaal u dhexeeya ciidamada AMISOM iyo xoogagga Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose. Dagaalka dhexeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo AMISOM...

Qarax lala beegsadey saldhiga cidanka Boliska degmada Marka

Qarax ayaa maanta lala beegsadey Saldhiga Ciidamada Dowlada ay ku leyihiin Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose. Qaraxani oo ahaa kuwa loo adeegsado bambaanooyinka gacanta...

Isbaarooyinkii tirada badnaa ee yaaley degmada wadajir oo saaka laga qaadey

In ka badan afar isbaaro oo taalay Degmada Wadajir ayaa lagu soo waramaya in saaka halkaasi aysan oolin islamarkaana gaadiidka ay si ammaan ah...

Reysulwasaraha dalka Itobiya oo sheegey in ciidamada Itobiya ey sii joogi doonan dalka Somaliya

Raysul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dalkiisa ka socda ay sii joogi doonaan Soomaaliya tan iyo inta ay beddelayaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img