WARARKA

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo maanta u kicitamey dalka uganda

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta u ambabaxay dalka Uganda, kadib martiqaad rasmi ah oo uu ka...

Baarlamaanka oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey golaha wasiirada cusub

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa, iyaga oo ku ansixiyay Golaha Wasiirada cusub...

Diyaarado laga leeyahay dalka iyoobiya oo duqeymo ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka hiiraan

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta diyaarado dagaal oo ay leedahay dowladda Itoobiya ay duqeyn dhinaca cirka ah...

Ugandha iyo somaliya oo kala saxiixdey heshiis dhinaca difaaca ah

Dowladdaha Uganda iyo Soomaaliya ayaa magaalada Kampala ku kala saxiixday heshiis is-garad ah oo ku saabsan iskaashiga difaaca. Heshiiskaan ayaa ka dambeeyay, kadib markii ay...

Golaha wasiirada cusub oo maalinta berito la horgeyn doono golaha shacabka si loo ansixiyo

Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyey goorta codka kalsoonida loo qaadayo golaha wasiirada cusub ee uu dhowaan magacaabay, ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img