WARARKA

Ciidamo ka tirsan dowlada oo ku sugnaa garoonka Kismaanyo oo maanta Magalada gudaha u galey

Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa ka hadlay ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo gaaray gudaha Magaalada Kismaayo. Warfaa Sheekh Aadan...

Gudomiyaha Degmada Marka Axmed Macalin Cukaash oo sharci daro ku timaamey sida xilka looga qaadey

Gudoomiyahii Degmada Marka Axmed Macalin Cukaash oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sharci daro ku tilmaamay xil ka qaadistii lagu sameeyay. Cukaash waxa uu...

Madaxweynaha oo fariin u direy Ciidamda dowlada iyo Saraakiishooda

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Max’ud oo fariin u direy ciidamada dowlada isagoo sheegey in uu aad ugu xun yahay tacadiyada ciidamada ey u geystaan ...

Wadahadaladii Dowlada iyo maamulka KMG ah ee Kismaayo oo qarka u saaran inuu burburo

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa caawa shir jaraa’id ku qabtay Hotelka uu magaalada Kismaayo ka degan yahay ee...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo ka hadley warbixinta kasoo baxdey Human Rights Watch

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay warbixintii shalay ay soo saartay hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch. Warbixinta oo loogu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img