WARARKA

Afhayeenka Amisom Cali Adan Xamud oo sheegey in ciidamada ka socda seralione la geyn doono Magalada Kismaanyo

Shir jaraaid oo uu maanta  qabtey Afhayeenka ciidamada Amisom Cali Aadan Xumud ayaa waxa uu kaga hadlay arimo dhowr ah oo la xiriirta howlgalka...

Wafdi ka socda wasaarada Arimaha Gudaha oo maanta ku wajaha Magalada Marka

Xukuumada Soomaaliya ayaa magaalada Marko u dirtay wafdiyo ka socda wasaaradaha arrimaha gudaha iyo difaaca si ay xal uga gaaraan khilaafyo dagaallo sababay oo...

Human Rights Watch….Barakayaasha waa la haystayaal waana la kufsadaa.

Dadka ku barakacay gudaha Soomaaliya waxaa loo geystaa gaboodfallo kufsigu uu ka mid yahay, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay hay’adda u doodda...

Nala daawada Riwaayadii Caasha Dheer oo ka hadleysa is fahmi waaga Maay Iyo Maxaatiri

  Waxaan Halka iidinku soo gudbineynaa riyaayad qiimo leh taasoo la magac baxdey caasha dheer taasoo ka hadleysa is fahan darida ka dhexeysa Maay Iyo...

Maamulka Degmada baydhaba oo ka hadley ka bixitaanka cidanka Itoobiya ey ka bexeyso Gobolda Bay iyo Bakool

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ee Gobalka Baay Xasan Maxamed Biikoole oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hadii ciidanka Ethiopia ay isaga baxaan Gobalada Baay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img