WARARKA

Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye oo dacwad ka dhan ah dadka leh gobolka Shabeelaha hoose u gudbiyay Madaxweynaha

        Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa waxa ay maanta qoraal Ashtako ah u direen Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud...

Dhegayso….Kulan lagu diidan yahay ka mid noqoshada maamulka Marka beesha Cayr oo Marka ka dhacay

Kulan ay ka qayb galeen Dhaqanka iyo qaybaha kala gedisan ee bulshada beesha Biyomaal ayaa waxa uu maanta ka dhacay magaalada Marka caasimada gobolka...

War Hellaa Talo Helaa:- Maxaa kala socotaa xiligii RRA ey la wareegtey Baydhaba

Waxaan jeclaan lahaa in aad nala daawataan video ku saabsan xiligii ey RRA qabsatey magalada baydhaba sanadka markuu ahaa 1999.   [youtube https://www.youtube.com/watch?v=UaDBySfNH4k]

Wafdi uu hogaaminaayo Reysulwasaraha oo maanta gaarey Magalada Jowhar

Wafdi uu hogaaminaayo Reysulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta gaarey magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Raysul wasaaraha ayaa safarkiisa waxaa...

Amisom oo sheegtey in Magalada Baledweyne uu ka dilaacay Cudurka Daacuunka

Dhakhaatiirta ciidamada AMISOM ee gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay in cudurka daacuunka uu ka dillaacay magaalada Beledweyne. Dr Cabdi Waaber Geeddi oo ka tirsan dhaqaatiirta ciidamada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img