WARARKA

Madaxweynaha Dowlada federalka oo si rasmi ah u furey shirka dib u habeynta Garsoorka

Madaxweynaha dowlada federalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay goor-dhaweyd shirweynaha dib u habeynta garsoorka dalka oo socon doona muddo shan...

Xarakada Alshabab ee ka arimisa Buula Mareer oo xabsiga dhigey rag ey ku qabteen Jaad

Maleeshiyada al-Shabaab ee ku sugan magaalada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xirtay siddeed qof oo ay sheegtay inay isku dayayeen inay qaab dhuumaaleysi...

Go'aamo kasoo baxay kulankii Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Manchester UK.

Shirkii lagu qabtay shalay wadanka ingiriiska gaar ahaan magaalada manchester waxaa kasoo qeyb galay Jaaliyada DigilMirifle ee ku dhqan Dalka UK, kaasoo aad muhiim...

Ogeysiis Dhamaan Jaaliyada Somaliyeed ee ku nool Dalalka Yurub

Jaaliyada Somalida eee ku dhaqan Yurub waxaa la ogeysinaa in ay kawada soo qayb galaan banaan bax lagu taageeraayo midnimada Somaliya. Waxaana banaabaxa ka dhici...

Reysulwasraha Dowlada federalka oo maanta booqasho ku tegey Magalada Garbahaarey

Cabdi Faarax Shirdoon Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta tegey magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo, halkaasoo ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img