Waxaa lasoo gabgabeeyay shirkii London ee looga hadlayay horumarinta Soomaaliya, waxaana lagu wadaa in goor-dhow ay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasaaraha Britain,...
Raysul wasaaraha Britian David Cameron ayaa furay shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ee London.
David Cameron wuxuu sheegay in beesha caalamka ay ka caawin doonto...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan London ayaa u sheegay wargeys kasoo baxa London oo lagu magacaabo Financial Times inay u baahan...
Iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay ay is soo tarayeen warar sheegaya in la leexsado cuntooyinka macaawinada ah ee dadka reer Afgooye loo soo diro ayaa...