WARARKA

General Bashiir Maxamed taliyaha hey'ada nabadsugida oo manta xilka la waregey

Taliyaha cusub ee hay’adda nabad-sugidda qaranka General Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa maanta xilkii kala wareegay taliyihii KMG ahaa ee nabad-sugidda Cabdikariin Xasan...

Madaxweynaha Dalka Kenya oo sheegey iney taageersan yihiin dib u dejinta Qaxootiga Somaliyeed ee ku sugan Kenya

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dowladdiisu ay taageereyso dib u dejinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha dalkiisa. Uhuru Kenyatta oo ka...

Shabeelada hoose Foolataye maxay dhali doontaa?!

Ku dhowaad mudo lixbilood ah ayaa waxay dowladu xusul duub ugu jirtay sidii ay maamulo ku meel gaar ah ugu samayn lahayd gobolada iyo...

Wargeyska Al-Watan oo shaaciyey in Iraan ey hubeyso Alshabab

Wargeyska Al-Watan ee ka soo baxa wadanka Yemen ayaa lagu daabacay warar sheegaya in shixnado walxaha qarxa ah oo laga keenay wadanka Iran loo...

Fu'aad Shangole oo ka mid ah hogaamiyeyaasha Alshabab oo sheegey in ey dileen Abuu Mansuur Al Ameriki

Fu’aad Maxamed Shangole, oo ka mid ah horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa sheegay in galabta deegaan u dhow tuulada Raama-caddey ay rag hubaysan oo taageersan horjoogaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img